Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Iminka Iscasilay Iyo Sababta + [ Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii arimaha gudaha maamulka Puntland ayaa waxaa uu goor dhaweyd shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay , waxaana uu sheegay in uu u sharaxan yahay jagada madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland

Waa wasiirkii labaad ee katirsan xukuumadda Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqa inuu u sharaxan yahay jagadda madaxtweyne Ku-xigeenka, waxaa isaguna si lamida shaaciyey Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Axmed Cilmi Cismaan Karaash walow uusan isagu weli shaacin inuu iska casiley xilkii wasiirnimo ee uu hayey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: