Wasiir Koore Oo Hanjabaad Hawda U Mariyey Gen Morgan + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey Gen Morgan oo u taagan xilka musharaxa madaxweyne ee mamulka Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=YP1rwtJzRd4