Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Tilmaamay Cunsuri + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadal dhawan ka soo baxay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo uu ku eedeyey Boqor Burhan Boqorka Guud ee beelaha Daarood .

Wasiir Koore ayaa waxaa uu Faysal Cali Waraabe KU Tilmaamay siyaasi Cunsuri ah isla markaana Somaliland kala googoonaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=bzmMuYhvDuI