Waxaa ii Muuqata in La is Kaba Daayey Doorashooyinkii Somaliland…”Siyaasi Abgaal + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Abgaal oo ka mid ah siyasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley dib u dhaca doorashooyinka ee ay ku dhawaaqeen kominshanka doorashooyinku
Siyaasi Abgaal waxaa uu cadeeyey in isaga siyaasi ahaan ay u muuqato in doorashooyinkii Somaliland la iskaba daayey oo hab qabiil loo wareegay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan