Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID Md Cabdinasir Buuni ayaa waxaa uu ka Hadley kulan uu sheegay inuu caawa dhex mari doono madaxweyne Biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID .
Mr Buuni ayaa waxaa uu amaan u jeediyey madaxweyne ku xigeenayaashii hore ee Somaliland oo uu sheegay in ay doorka dhex dhexadinta ay si odeytinimo ah u bilaabeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan