Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Cadeeyey Sababta Mooshin Ku Saabsan Loogu Gudbiyey Golaha Guurtida Hanjabaad-na Diray + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay sheegen in sababta xildhibaano ka tirsan golaha guurtidu mooshinka uga gudbiyeen xisbiyada qaranka ay tahay maxaa madaxweyne Muuse Biixi loo mucaaridayaan , waxaana ay cadeyeen in ay arintaasi tahay arin sharciga baalmarsan

Sidoo kale xibiyadan ayaa waxaa ay sheegen In Wasiir Maxamed Kaahin Shaqadiisii ku fashilmay oo shaqadii uu qaranka u hayey ay tahay mid dayacan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan