Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xisbiyadda Mucaaradka, Xildhibaano Iyo Siyaasiyiin Ka Hadlay Wixii U Qabsoomay Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiyada mucaaridka Somaliland , Xildhibaano iyo siyaasiyiin madax banaan ayaa waxaa ay ka Hadley arimaha u qabsoomey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo muddo hal sanno ah u dhamaadey , waxaana ay badankoodu sheegen in aaney xukuumadiisu ku talaabsan wax waxqabad ah oo la sheego


Please follow and like us: