7 Xildhibaan Oo Laga Hor Istaagey Inay Gudaha U Galaan Baarlamaanka Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa loo diiday inay galaan 7 xildhibaan oo ka mid ahaa gudidii golahaasi u saarey ka soo talo bixinta muddo kordhinta ay maanta sameyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=-hAEcIiqQC4