Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr Oo Eedeymo U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr oo dhawaan dib u helay Xoriyadiisa oo maanta la Hadley telefishanka Bulsho Tv ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey hab dhaqanka ciidanka Booliska Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=kNY4-agn48k