“Adeer Laba Gacmood Oo Hagbad Ayaynu Galnay Oo Way Dhammaadeen, KULMIYE-na Waa Xisbi Qaran…” Madax-dhaqameedka Beesha Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Jawaabay Boqor Buurmadow

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa waxa uu si adag u naqdiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow,

Halkan hoose ka DAAWO