Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Baashe Cali Jaamac Oo Madaxweyne Muuse Biixi U Hanjabey ” Dhulbahante Ma Aamisana S/Land ” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi .
Sidoo kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu ka biyo diiday dariiqii ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: