Boqorka Gabooye Oo Ka Hadley Muranka Labada Qoys Ee Nimco Yasiin Maxkamad-na Dalbadey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka dhaxeeya labada qoys ee ay ku muransan yahiin fanaanada Nimco Yasiin , waxaana boqorku uu sheegay in maxkamada Somaliland dacwada arintan isla markaana ay codsan doonan in DNA laga qaado Nimco Yaasiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=4tU25fkax98