Caseyr C/Qaadir Waa Nin Fidnaysan Yaanu Dadka Qabyaalad Ku Beer Laxawsan “Xildhibaan Bukhaari + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Bukhaari oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey hadalo Somaliland lidi ku ah oo maalintii shalay ka soo yeedhay siyaasiga Caseyr Cabdiqaadir oo xiligan ku sugan deeganka Qardho

Halkan Hoose Ka Daawo