Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen sababta ay xabsiga u dhigeen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo habeen hore Hargeysa ku soo bandhigay Hargeysa Maansooyin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: