Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maanso Ku Dhaliilay Ciidanka Booliska Somaliland

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo habeenkii xalay aheyd maansooyin ku soo bandhigay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu maanso gaar ah ku dhaliilay ciidanka Booliska Somaliland isla markaana waxaa uu ka sheekeyey arin uu kala kulmay mid ka mid ah saldhig-yada ciidanka Booliska Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: