Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Xalay Tiriyey Gabey Uu Xukuumada Ku Dhaliilaayo .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan cabdiraxmaan Abees oo maanta ay xukuumadu xidhay ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa uu ku soo bandhigay gabey uu xukuumada ku dhaliilaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabeygan

Please follow and like us: