Daawo :- Golaha Guurtida Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Golaha Wakiilada .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay muddo kordhi 9 bilood ah waxaa ay maanta u sameyeen golaha wakiilada Somaliland oo muddo xileed koodu dhamaadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=UctOrmoK5tE