Hargausa (Salaanmedia.com)_ Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa wareysi Kulul ka qaadey Wariye Cali Seenyo isla markaana su,aaalo ka weydiisay sababaha looga hor istaagey inuu Somaliland ka soo galo dhinacada Xuduuda dalka Jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=ky_mC1FZSOI