Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Madax Dhaqameedka Beesha Garxajis

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xarunta madaxtooyada Somaliland uu ku qaabilay isla markaana uu qado sharaf ugu sameeyey madax dhaqameed ka socda beesha Garxaajis isla markaana waxuu u jeediyey khudbad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: