DAAWO: Puntland Oo Karaamo Tirtay Garaadadii Dhulbahante iyo Garaad Saleebaan Oo Siwayn U Hanjabay.

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Iyadoo doorashadii Puntland aanay waxba ka hadhin waxa soo baxayaa in aan wax tixgalin Ah la siinin Garadaadii Dhulbahante ee Puntland odhan jiray waxbaanu la leenahay.

Hoos ka DAAWO Garadaad Saleebaan Oo siwayn u dayriyay.

https://youtube.com/watch?v=wOYT-8rqKQg