Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Daawo :- Su,aalihii Warbaahintu Weydiisay Hogaamiye Xirsi

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hogaamiyaha xisbiga Waddani oo maanta Warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley mawqifka xisbigooda ee arimaha doorashooyinka

Warbaahinta ayaa halkaasi hogaamiyaha ku weydiisay Su,aalo Kulul

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: