Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

DAAWO: WARBIXIN: Waa sidee dalxiiska xeebta Batalaale ee magaalada Berbera?..Jan 12.19

Xeebta Batalaale oo kamid ah xeebaha loo dalxiis tago ee magaalada Berbera ayaa waxay soo jiidatay indhaha dalxiisayaal tiro badan, waxaana maalmaha fasaxa gaar ahaan jimcayaasha halkaasi taga dalxiisayaal badan oo ka kala taga magaalooyinka Somaliland

Salaanmedia/Hargaysa

Please follow and like us: