Deg Deg :- Dawlada Somaliya Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Inuu Ka Hawl Galo Danjiraha QM Nicklas Haysom

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Dawlada Somaliya ayaa waxaa ay maanta xoghayaha guud ee qaramada midoobay u dirtay dacwad ka dhan ah wakiilla Somaliya ee qaramada Nicklas Haysom.

Xukuumada Somaliya waxaa ay sheegtay in dalkeeda aanu wakiilkani ka shaqeyn karin kadib markii ay ku eedeysay in siyaasada arimaha gudaha dalka uu soo faro galiyey .

Maalintii shalay ayey aheyd kadib markii danjire Nicklas Haysom uu sharci daro ku tilmaamay xadhiga sh Mukhtaar Roobow .

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafeedka Dawladu Soo Saartay