Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Gudoomiye Faysal Oo Iminka Shaaciyey Inuu Xilkii Ka Qaadey Gudoomiye Ku Xigeenkiisii .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Warqad uu gudoomiyaha xisbiga UCID uu iminka soo saarey ayaa waxaa uu ku sheegay in fadhi ay yeesheen guddida Fulinta ee xisbiga UCID ay xilkii ka qaadeen Gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi oo ku meel gaadh ahaa

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada

 

Please follow and like us: