Deg Deg :- Somaliland Oo Mawqif Cad Iska Taagtey Go,aanka Somaliya Ka Qaadatey Wakiilka Qarmada Nicklos Haysom

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ War Saxafadeed ay goor dhaweyd soo saartey Dawlada Somaliland ayaa waxaa ay mawqif cad iska taagtay Go,aanka ay dawlada Somaliya dalkeeda kaga saartey Ergeyga Somaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey Mr Nicklos Haysom

Somaliland Waxaa ay sheegtay in Mawqifkaas aaney kula soconin Somaliya isla markaana go,aankaas aanu iyada khuseynin , waxaana ay Somaliland cadeysay inay si buuxda ula shaqeyn doonta laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobey

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka