Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Xisbiga UCID Iyo Kulmiye Oo Mawqif Mideysan Ka Soo Saarey Arimaha Doorashoyinka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Masuulyiin ka kala socotey xisbiyada UCID Iyo Kulmiye oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa ay mawqif mideysan ka soo saareen wada hadaladii u socdey xisbiyada Somaliland eek u saabsanaa arimaha doorashooyinka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: