Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Deg Deg :- Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Iminka Heshiis Ka Gaadhey Arimaha Doorashoyinka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxadeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan , isla markaana ay doorashadu dhacdo bisha 11 ee sanadkan 2019
War saxaafadeedan oo ay ku kala saxexan yahiin Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa ka koobna Shan Qodob

Please follow and like us: