Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Fadhigii Mudo Kordhinta Guurtida Oo Dib U Dhacay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta sheegay in Fadhigii golaha guurtida ee muddo kordhintu uu dib ugu dhacay maalinta bari ah ee Axada ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: