Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay ..“ Guurtidu Daneys Tayaal Ayey Noqdeen …” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu si xoogan u soo dhaweeyey muddo kordhinta sagaal-ka bilood ah ee golaha guurtidu ay maanta sameysay

Faysal ayaa sheegay in guurtidu ay maanta arin wanaagsan sameyeen , isaga oo carabka ku dhuftey in guurtidu ay hore u aheyd qaar daneystayaal ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Ul9jd9-YclA