Garyaqaano Eedeymo Culus U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay Maanso uu xukuumada ku dhaliilaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=OxtYfkGdkoI