Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaan Puntland Oo Iminka Hadley + [Muuqaal ]

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyah cusub ee Baarlaamka Puntland Maanta loo doortey Md Cabdikaxiim Dhoobo ayaa waxaa uu ka Hadley xilka maanta loo doortey isaga oo eebe ka baryey in uu xilkaas u fudeydiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=LdmIA7fp03U