Gudoomiye Ku Xigeenkii XIsbiga UCID Oo Shaaciyey Sababtii Inuu Casilo Keentay “ Xisbiga UCID Madaxtooyada Kama Baxo ..” + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenkii xisbiga UCID ayaa waxaa uu shaaciyey sababo uu sheegay in uu ku kalifeen in uu xilkaasi iska casilo waxaanna uu sheegay in xisbigoodu aanu laheyn wax siyaasad ah oo aanu xisbigoodu aanu madaxtooyada ka bixi jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan