Hargeysa Oo Lagusoo Bandhigay Buuga Laga Qoray Abwaan Dheeg + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Magaalada Hargeysa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu soo bandhigay buug lagu magic daray Dhaxal abwaan kaas oo laga qoray Gabayada Abwaan Dheeg

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan