Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhex-maray Ciidammada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Dagaal koobani ayaa waxa uu maanta deeganka Tuko-raq ku dhex maray ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland oo is hor fadhiya deegaankaasi,

Halkan hoose ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=l5bMbFdAi8A