Maalin kasta 60-Qof Ayaa Daawooyin ugu Dhinta Hargaysa,” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu maanta sheegay in maalin kasta ay magaalada Hargeysa ay daawooyin xun oo ay cuneen ugu dhintaan dad gaadhaya 60 qof , isla markaana waxaa uu edeymo culus u jeediyey Haaya’da dhawrista tayada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan