Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland Oo Maanta Xilkii La Wareegay + [ Muuqaal

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii madaxweyne nimo ee maamulkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan