Madaxweynaha Cusub Ee Mamulka Puntland Oo Iminka La Dhaariyey

Garoowe (Salaanmedia.com)_ Xilka madaxweynaha mamaulka Puntland ee shanta sano ee soo socota waxaa maanta si rasmi ah ugu guuleystay Siciid Cabdilaahi Deni oo helay 35 cod .

Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa si rasmi ah iminka loogu dhaariyey xilkaasi iyada oo lagu dhaariyey madashii doorashadu ka socoto