Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaciyey In Xassan Sheekh Soo Maleegay Mooshinkii Dawladiisa Dhawaan Laga Keenay + [ Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha dalka Somaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd isaga oo ka hadlaayey munaasibad waxaa uu weedho siyaasadeed ku ganay madaxweynihii xilka ku wareejiyey Xassan Sh Maxamuud oo uu si dad ban u sheegay in uu soo Maleegay Mooshinkii dhawaan dawladiisa laga keenay ee fashilmay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=oDe_2Y3AMJI