Prof Abdi Samater Oo Amaaney Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Talooyina U Soo Jeediyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Prof Abdi Samater ayaa waxaa uu ka Hadley doorashadii shalay ka dhacday Puntland ee madaxweyne loogu doortey Siciid Cabdilaahi Deni isaga oo u soo jeediyey Amaan iyo Talooyin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=wvtN-dLA4d8