Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Magacaabis Sameeyey .

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Raysal wasaaraha dalka Somaliya ayaa waxaa uu maanta magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka .

Raysal wasaaraha ayaa sheegay in gudidan waajibkoodu tahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan

 

Please follow and like us: