Sawirkii Kacaanka Ayaa Muuqda..” Abwaan Yusuf Shaacir + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa waxaa uu ka Hadley laba Abwaan oo ay xukuumada Madaxweyne Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay , waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ee Siyaad Barre

Abwaan Yuusuf Shaacir sheegay inuu ka xun yahay xadhiga labadaas abwaan , waxaana uu cadeeyey in ay banaaneyd dariiq-yo kale oo loo mari lahaa hadii ay danbi galaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=kGMAZaxe4pQ