Shacabka Hargeysa Oo Dalbadey In Madaxweyne Biixi Kala Diro Golayaasha Deeganka + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay dalbadeen in madaxweyne Muuse Biixi uu kala diro golayaasha deeganka dalka uu hada wakhtigoodu dhamaanaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=naquAFSD3ng