Somaliland Oo Ka Digtay Gadiidka Dagaalka Ee Soomaaliya Shalay Siisay Dawlada Qatar + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley khilaafka ka dhexeeya xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ee salka ku haya kominshanka doorashooyinka

Xildhibaan Nacnac ayaa waxaa uu sidoo kale ka digay hub ay dawlada Somaliya maalintii shalay aheyd ay kala wareegtay dawalda Qatar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan