Somaliland Oo Ka Hadashey Saameynta Doorashooyinka Puntland ku Yeelan Karo + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu maanta ka Hadley doorashooyinka dhawaan Puntland ka dhici doona iyo sameynta ay ku yeelan karto hadii ay madaxweyne uu ka noqdo siyaasi ka soo jeeda gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=49JkxNMUhQg