Waddani Komishan Diid Maaha Ee Waa Doorasho Diid..” Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere .

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha doorashooyinka

Md Axmed Cabdi Dheere ayaa sheegay in Xisbiga Waddani aanu aheyn Kominshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan