Waddani , Kulmiye Iyo UCID Waa Ku Ceeb In …” C/Karim Axmed Mooge + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Aqoon yahan Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sheegay in xisbiyada Waddani Kulmiye iyo UCID ay ceeb ku tahay in reero lagu shaanbadeeyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=LTHuRpRNbvI