Waddani Waxuu Wataa Ajande Aan Somaliland Aheyn ..” Faysal Cali Waraabe + Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedua.com)_ Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa waxaa uu ka hadley shirkii maanta xisbiyada Somaliland u socdey isaga oo eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani

Faysal ayaa xisbiga Waddani ku eedeyey in uu wato Ajande aan Somaliland aheyn oo uu doonaayo in aaney Somaliland wax doorasho ahi ka dhicin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=SglZbzcCKJw