Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

War Deg Deg Ah: Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Abees) ayaa ciidamadda Boolisku xabsiga u taxaabeen.

Ilaa hadda lama garanaayo sababta ay u xidheen Ciidamaddu Abwaankan da’da yar. Habeenkii xalay ayuu Abwaan Cabdiraxmaan Abees bandhig sugaaneed uu ku soo bandhigay Hargaysa taas oo ay Xukuumaddu dhibsatay.

Please follow and like us: