Wararkii Caawa Ugu Danbeeyey Khilaafkii Jig Jiga Oo Waji Cusub Galay + [ Muuqaal ]

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Khilaafka Soo Shaac Baxay ee u dhaxeeya madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga talada haya ee dalka Md Axmed Shide ayaa waxaa uu galay waji cusub waxaana uu madaxweyne Cagjar uu xilkii ka qaadey Afar Masuul oo uu la xidhiidhiyey in ay xidhiidh la leeyihiin wasiir Axmed Shide oo ah gudoomiyaha xisbiga talada Maamulka Itoobiya Haya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Ju3guORhI40