Wasaaraddaha Caafimaadka Ee Somaliland Iyo Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Oo Si Wada Jir Ah Wajaale Uga Bilaabay Hawlgalo Caafimaad.

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Wasaaraddaha Caafimaadka Ee Somaliland Iyo Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Ayaa Si Wada Jir Ah Wajaale Uga Bilaabay Hawlgalo Caafimaad.

waxaana Hawlgalkan Caafimaad furitaankiisa ka qayb galay Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland iyo wasiirka Caafimaadka dawlad degaanka Somalida Ethiopia.

Halkan Hoose Ka Daawo